
Madaxa SoDMA oo shir uga qeyb galay Geneva
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva – Switzerland, kaga qeyb-galay kal-fadhigii 8-aad ee shir-weynaha madasha caalamiga ah ee Yareynta …